Agaasime ku meel-gaar ah oo loo magacaabay wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Maxamed ayaa shaqada ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaaradda , Sonkor Jaamac Geyre,… Sii akhri
Wasiirka Gaashaandiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Maxamed ayaa shaqada ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaaradda , Sonkor Jaamac Geyre,… Sii akhri
Hoggaamiyaha jabhadda dib u xoraynta Khaatumo Col. Faysal Falaalug oo caawo wareysi gaar ah siiyay Channel-ka lagu magacaabo Buuhoodle News… Sii akhri
Baarlamanka waddanka Algeria ayaa maanta madaxweyne ku meel-gaar ah u magacaabay af-hayeenkii aqalka sare ee dalkaasi Cabdulqaadir Ben Saalax kadib… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ay shalay gadoodeen ciidamada Somaliland ee ku sugan halkaasi.… Sii akhri
Xukuumadda cusub ee Puntland ayaa markii u horraysay shaacisay in ay jiraan shaqaale ka tirsan dowladda loo xiray arrima la… Sii akhri
Golaha degaanka caasimadda Garoowe ayaa maanta ku dhawaaqay in goobaha faras-magaalah ee ku yaalla Garoowe laga mamnuucay ganacsiga Qaadka. Qoraal… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed oo maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa markii u horraysay si cad u… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka safarkiisi u horreeyay tan iyo markii la doortay ugu baxay waddanka Imaaraadka… Sii akhri
Safiirka dowladda Jarmalka u fadhida Soomaaliya Amb Annett Gunther oo booqasho ku joogta caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa ballan qaadday… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo ay hogaaminaysay… Sii akhri