Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Magaalada Laascaanood oo bandow la saaray

Maamulka Somaliland ayaa saaka bandow saaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib markii xalay laga war helay dibad-baxyo ay… Sii akhri

Posted on May 18, 2019May 18, 2019 by News Office

Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo saaka bilowday

Posted on May 18, 2019May 18, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabtiya Garoowe ka furay imtixaanka Shahaadiga ah ee degaannada Puntland. In… Sii akhri

Iska hor imaad ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawo halkaasi uu iska hor imaad kooban ku… Sii akhri

Faahfaahinta: Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Boosaaso

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

3 askari oo ka tirsan ciidanka Booliiska magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo fiidnimadii… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaso

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Goobjoogayaal ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan uu qarax ka dhacay xaafadda Al-Raxma ee… Sii akhri

Puntland oo guddi u saartay dhismaha buundo roobka gu’gu gooyay

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka… Sii akhri

Somaliland police shot and injured TV journalist before detaining him

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

LAS’ANOD, May 16, 2019 Somali Journalists Syndicate (SJS) is shocked to learn that Somaliland police in Las’anod have shot and… Sii akhri

TAARIIKH NOLOLEEDKA DR. NUUR DIIYIRE FUURSADE

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Dr. Nuur Diiriye Hersi (Fuursade), wuxuu ku dhashay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, sanadkii 1952dii. Wuxuu tacliinta Hoose iyo xifdinta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarro shalay Sacuudiga lagu qaaday

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay si adag u cambaareynaysaa, weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee miinaysan, kuwaasi… Sii akhri

Shil khasaare ba’an geystay oo ka dhacay degmada Carmo ee gobolka Bari

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku dhintay, 11 kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaadiid oo ka dhacay laamiga dheer ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close