Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Caddaalada Somaliland oo ka fekeraya in uu iscasilo

Warbaahinta Puntland Post ayaa ogaatay in hoggaanka dhaqanka bariga gobolka Sanaag ay laba jeer ka dalbadeen wasiirka Caddaalada Somaliland in… Sii akhri

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Dalalka Carabta oo si adag u cambaareeyay dowladda Iraan

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Bayaan caawa ka soo baxay shir-madaxeedka Carbeed oo ka qabsoomay magaalada Makka Al-Mukarrama, ayaa si adag loogu cambaareeyay fara-gelin la… Sii akhri

Aqoonyahan lagu xiray magaalada Laascaanood

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Mas’uuliyiinta Somaliland ee gobolka Sool, ayaa caawa magaalada Laascaanood ku xiray, Cabdinaasir Axmed Nuur (Dheglaab) oo kamid ah aqoonyahannada gobolka… Sii akhri

Shilal kala duwan oo ka dhacay laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Boosaaso

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland ayaaa ku dhaawacmay shil galabta  ka dhacay nawaaxiga tuulada… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo ergey cusub u magacaabay Soomaaliya

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa galabta James Christopher Swan u magacaabay ergeyga gaarka ah ee QM u… Sii akhri

Dowladda Puntland oo dallacsiisay taliyaashii ka soo baxay Somaliland

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa dallacsiiyay saddex taliye ciidan oo ka baxay Somaliland kuna biiray ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag. Munaasabad… Sii akhri

sawirro: Qeyba kamid ah ciidamada ka soo baxay Somaliland

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Qeyb kamid ah ciidamada ka soo baxay Somaliland ee ku biiray ciidamada difaaca Puntland ayaa saldhigyo ka samaystay degaanka Balli-busle… Sii akhri

Guddoomiyihi Somaliland ee gobolka Badhan oo iscasilay

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Guddoomiyihii Somaliland ugu magacownaa bariga gobolka Sanaag (Badhan) Cali Xuseen Maxamed ayaa saaka ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland hoygiisa ku booqday suldaanka guud ee gobolka Sanaag

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Guddoomiyaha golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo ku sugan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa xalay hoygiisa … Sii akhri

Ciidamadii ka baxay Somaliland oo si rasmiya ugu biiray Puntland

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Saddex taliye iyo ciidamadooda oo ka baxay taliska Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa si rasmiya ugu biiray ciidamada Puntland ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close