Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kusimaha Madxweynaha oo Ka Qayb Galay Xaflad Lagu Ciidsiinayey Caruurta Agoonta Ah

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qaybgalay Xaflad lagu Ciidsiinayey Caruurta Agoonta… Sii akhri

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Ku simaha madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay in ka badan 120 maxbuus

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Ku simaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta cafis u fidiyay 120 maxbuus oo… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii ka Da’ay Gobolka Sool

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeeray wadada laamiga ah ee isku… Sii akhri

Duqa Garoowe oo ka digay halis ku soo wajahan magaalada

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, Axmed Siciid Muuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay  xafiiskiisa, ayaa sheegay in roobabkii u dambeeyay ee… Sii akhri

Puntland oo shaacisay khasaaraha ka dhashay roobabka

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Waasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad oo hadda warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa shaaciyay khasaaraaha ka dhashay roobab… Sii akhri

Xog: Hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA oo fashilantay

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Daadad ka dhashay roobab mahiiggaana oo todobaadyadii u dambeeyay ka da’ayay degaannada Puntland, ayaa burbur xooggan u geystay, wadada laamiga… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo maalinta berriya is-dhaafsanaya maxaabiistii Tukaraq

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Puntland iyo Somaliland ayaa Isniinta berriya si rasmiya isu dhaafsanaya maxaabiistii labada dhinac ku kala qabsadeen dagaalladii ka dhacay degaanka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo amartay in dadka reer miyiga laga saaro meelaha godan iyo dooxooyinka

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa ku amartay dhammaan guddoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland in meelaha godan iyo dooxooyinka laga… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii Da’ay.

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Waddada Laamiga ee xiriirisa gobolada… Sii akhri

Daadadku waxay qaateen qoyskaygii oo dhan

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Qoyska reer Maxamed Bile oo ku noolaa miyiga tuulada Xaaji Khayr ee gobolka Nugaal, kana koobnaa 8 ruux, ayaa xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close