Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dhaqaalaha Puntland oo curyaamay mudadii uu xilka hayay Xassan Abgaal

Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha wakiilada Puntland, oo Khamiistii warbixin siiyay fadhiga Baarlamanka, ayaa shaaciyay in lixdii bilood ee sannadkan… Sii akhri

Posted on June 22, 2019June 22, 2019 by News Office

Badhan: Hoggaanka Dhaqanka gobolka Sanaag oo daba-geliska u siibay maamulka Somaliland

Posted on June 22, 2019June 22, 2019 by News Office

Shir weyne mudda ku dhow laba todobaad magaalada Badhan ee gobolka Sanaag uga socday, hoggaanka Dhaqanka beesha u badan gobolkaasi… Sii akhri

Degmooyinka gobolka Nugaal oo hirgelinaya sanduuq dhaqaale

Posted on June 21, 2019June 21, 2019 by News Office

Shirka xoojinta wada-shaqeynta degmooyinka gobolka Nugaal ee dhinacyada adkaynta amniga iyo horumarka ka socda gobolka oo ay ka soo qayb-galeen… Sii akhri

Kenya oo loo doortay hoggaanka kooxda la-talinta Burcad Badeedda Soomaaliya

Posted on June 21, 2019June 21, 2019 by News Office

Dowladda Kenya ayaa loo doortey in ay hoggaamiso Kooxda Xiriirka Burcad Badeedda Xeebaha Soomaaliya (CGPCS) muddo Labo Sano ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay xubinimada Soomaaliya ee Cahdiga Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada.… Sii akhri

Puntland oo guddi u saartay xaaladda degmada Caluula

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa… Sii akhri

Xaaf oo sheegay in dadkii Gaalkacyo lagu laayay ay dileen askar ka tirsan ciidamada Xoogga dalka

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb kadib socdaal qaatay muddo… Sii akhri

Wasaaradda Hawlaha guud ee Puntland oo Garoowe tababar ugu soo xirtay qaar kamid ah shaqaalaheeda

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Agaasimaha wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Puntland Cabdulqaadir Sheikh Maxamuud ayaa maanta shaqaale ka tirsan wasaaradda Garoowe ugu soo… Sii akhri

Baarlamaanka Carabta oo Kenya ugu baaqay in ay Faraha kala baxdo Badda Soomaaliya

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Bayaan kasoo baxay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan… Sii akhri

Xassan Abgaal oo sheegay in uu dacwad ka gudbiyay qaar kamid ah wasaaradaha dowladda Puntland

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xassan Shire Abgaal, ayaa shaaciyay in uu dacwad ka gudbiyay qaar kamid ah wasaaradaha dowladda Puntland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close