Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiir Beyle oo Qurba-joogta Soomaaliyeed ku amaanay dhaqaalaha ay dalka soo geliyaan

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo booqasho howleed ku jooga Dalka Maraykanka, ayaa qurba joogta Soomaaliyeed… Sii akhri

Posted on July 27, 2019July 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo fasiraad ka bixiyay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir

Posted on July 27, 2019July 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal u jeediyay Qorayaal lagu marti-qaaday bandhiga Buugaagta Garoowe, ayaa si kooban… Sii akhri

Dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo Jabhadda Caarre

Posted on July 27, 2019July 27, 2019 by News Office

wararka ka imaanaya tuulada Karin oo hoostagta degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi uu saaka dagaal ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Casho Sharaf U Sameeyey Martidii ka qeyb gashay bandhiga Buugaagta Garoowe

Posted on July 27, 2019July 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay casho sharaf u sameeyey martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo Sacuudiga ku soo dhoweeyay Xujeey Soomaaliyeed

Posted on July 27, 2019July 27, 2019 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow,  ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya… Sii akhri

Jubaland oo sheegtay in doorashadeeda aysan meelna ka soo geli karin dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on July 26, 2019July 26, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Jubaland ayaa shaacsisay in liiska odoyaasha dhaqanka soo xulaya xildhibaannada maamulka ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmad Qaraxii D/Hoose ee Xamar

Posted on July 26, 2019July 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo farriin adag diray isagoo ku sugan degmada Dhahar

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo hoggaaminaya xubno ka tirsan Golaha wasiirada Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo… Sii akhri

Guddoomiye Yariisow oo la dhigay Qolka xaaladda deg dega ah

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Sida laga soo xigtay dhaqaatiir ku sugan Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisow… Sii akhri

Qoraa Naafo ah oo farriin qiiro leh u diray madaxweynaha Puntland

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Qoraa naafo ah oo u ol’oleeya xuquuqda Naafada, ayaa shalay hadal dareen qiiro xambaarsan ka jeediyay, bandhiga Buugaagta ee ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close