Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey degmada Dangoroyo

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira labada Gole ee Dowladda, ayaa galabta lagu… Sii akhri

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Baarlamanka Puntland oo cod aqlabiyad leh ku diiday codsigii xasaanad ka qaadida Xil. Cawil Xassan Daad

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Mudanayaasha Golaha Wakiilada dowladda Puntland, ayaa Maanta oo Sabtiya cod aqlabiyad ah ku diiday, warqad uga timid Xeer Ilaalinta Puntland… Sii akhri

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiiday heshiis

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdi Cashuur Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulamo gaar… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si sarbeeban u qiray in uu dhawr jeer lacago ka diiday Villa Somalia

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed oo mar kale ka hadlay muranka u dhexeeya Puntland iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Fatahaadda Soomaaliya ay bara-kicisay in ka badan 270,000 kun oo ruux

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa jimcihii shalay shaacisay, in fatahaadaha roobku ka sameeyay gobollo ka tirsan Koonfuurta Soomaaliya ay bara-kiciyeen in ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo amray in canshuur-dhaaf loo sameeyo shirkadaha keena gaaska cuntada

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay kulan uu la qaatay bulshada ku nool magaalada Qardho, ayaa… Sii akhri

Taliyihii Ciidanka Booliiska Somaliland oo geeriyooday

Posted on November 2, 2019November 2, 2019 by News Office

Taliyhii Ciidanka Booliiska Somaliland Gen Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland,… Sii akhri

Dowladda Uganda oo ciidamo cusub u soo diraysa Soomaaliya

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Dowladda Uganda ayaa qorshaynaysa in ay Soomaaliya usoo dirto Ciidamo Boliis ah,kuwaasi oo ka qeyb noqon doona howl-galka nabad ilaalinta… Sii akhri

Kenya: Shacabka Soomaaliya dhib kuma qabno ee maamulka ayaan is heynaa

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya, Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay… Sii akhri

Al-shabaab oo amartay in laga guuro luuqadda Af-Soomaaliga

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay in ay degaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya  ka bilaabeen ol’ole lagu Carabiyeynayo bulshada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close