Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland oo Ceelka Ida-kacab ee togga Baallade ka saaray firxadkii Daacish

Ciidamada difaaca Puntland oo guluf xooggan ku ekeeyay difaacyo adag oo firxad ka tirsan Daacish ka samaysteen buuraha Calmiskaad ayaa… Sii akhri

Posted on August 27, 2025 by News Office

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo laamiga dheer ka xirtay degaanka Kalabayr ee gobolka Bari

Posted on August 27, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay degaanka Kalabayr ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Boosaaso ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya

Posted on August 26, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa maanta qaabiley wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya… Sii akhri

Puntland: Maraykanka oo shaaciyay in uu hawlgal qorshaysan la beegsaday hoggaanka Daacish

Posted on August 26, 2025August 26, 2025 by News Office

Dowladda Maraykanka oo bayaan rasmi ah soo saartay ayaa ka warbixisay hawlgal duqeymo ah, oo ay Todobaadkan ka fulisay buuraha… Sii akhri

Duqa Caasimadda Garoowe oo Nairobi Shir kula yeeshay Saaxiibada Mashaariicda Horumarineed ka caawiya Soomaaliya

Posted on August 26, 2025August 26, 2025 by News Office

Duqa caasimadda Garowe, Geeddi Axmed Tuurre oo safar shaqo ku jooga xarunta dalka Kenya ee Nairobi ayaa Shir la qaatay… Sii akhri

Puntland oo 72 saac u qabatay in ay isa soo dhiibaan hoggaanka Daacish oo ciidamadu ku hareeraysan yihiin

Posted on August 25, 2025August 25, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo farriin deg dega soo saaray ayaa mudda 72 saac ah u qabtay in ay isa… Sii akhri

Xubno ka baxay Madashii Mucaaridka oo heshiis la galay hoggaanka Villa Somalia

Posted on August 25, 2025August 25, 2025 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garab ka baxay Madashii Mucaaridka Muqdisho oo Warmurtiyeed wadajir ah soo saaray ayaa maanta shaaciyay in… Sii akhri

Puntland oo shaacisay natiijada Imtixaanka Fasalka 12 aad ee dugsiyada sare

Posted on August 25, 2025August 25, 2025 by News Office

Wasaaradda Waxabarashada Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee Puntland, kaasi oo ay sannadkan u… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga iyo La-dagaallanka Argagixisada oo maanta Boosaaso

Posted on August 25, 2025August 25, 2025 by News Office

Magaalada Boosaaso, waxaa maanta ka qabsoomay Shir ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada, Adkeynta Amniga iyo Joojinta degaameysiga cusub oo marar kala… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo saaka toogasho ah ku fulisay laba argagixiye oo horay dilal uga geystay Puntland

Posted on August 25, 2025 by News Office

Xukun dil ah ayaa saaka lagu fuliyey Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow, kuwaas oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close