Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Faraca Bosaso Jaamacadda Muqdisho oo lagu soo kordhiyey maadooyin cusub

Maamulka Jaamacadda Muqdisho ee xarunta Boosaaso ayaa soo bandhigay qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey Jaamacadda, Ka dib markii uu… Sii akhri

Posted on September 10, 2016September 10, 2016 by Cabdiqani Boos

Xasan Sheekh oo ka hadlay Xirnaanshaha Waddooyinka Muqdish iyo shir Madaxeedka IGAD

Posted on September 10, 2016 by Cabdiqani Boos

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Shir madaxeedka IGAD… Sii akhri

Micheal Keating oo shaki geliyay in dib u dhac ku iman Karo Doorshada soomaliya.

Posted on September 10, 2016September 10, 2016 by Cabdiqani Boos

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya inay ku dhacdo waqtigii loogu… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisey Nukliyeer Shanaad

Posted on September 9, 2016 by Cabdiqani Boos

Waxaa la aaminsan yahay in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisey Nukliyeerkii shanaad, dhulgariirkiisa laga dareemay meelo ka baxsan Kuuriyada Waqooyi, sida… Sii akhri

FAO oo siisay gaari kaluunka lagu kaydiyo Deegaanka Tawxin ee Gobolka Gardafuu

Posted on September 8, 2016September 8, 2016 by Cabdiqani Boos

(Puntland Post):- Gaari nooca lagu kaydiyo kaluunka ayay hay,adda cuntada adduunka iyo beeraha ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano… Sii akhri

Bosaso oo lagu soo bandhigay Qalab lagu dhisayo wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo

Posted on September 7, 2016September 7, 2016 by Cabdiqani Boos

Bosaso (Puntland Post):- Qalab ka kooban baabuur waaweyn , booyado , qalabka birta culus iyo qalab kale oo casriya, Islamarkaana… Sii akhri

Somaliland: “Nama khusayso Amarka lagu joojiyay diyaaradaha Qaadka”

Posted on September 6, 2016September 6, 2016 by Cabdiqani Boos

Somaliland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku joojisay duulimaadyadii qaadka ee ka imaan jiray… Sii akhri

Michael Keating “Waa in Xasan Sheekh xilkiisu ku dhamaado illaa 6-da November

Posted on September 5, 2016 by Cabdiqani Boos

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay muddada xilka ugu eg yahay… Sii akhri

Salva kiir oo Aqbalay in Ciidamo Dheerad Ah la geeyo Koonfurta Suudan

Posted on September 5, 2016September 5, 2016 by Cabdiqani Boos

Salva Kiir Madaxwaynah koonfurta suudan  ayaa aqbalay ciidamo nabad ilaalin dheeraad ah la geeyo dalkiisa, kaddib booqasho  ay ugu xubno… Sii akhri

Xaalada laascaanood oo Dagan Maanta kadib Rabshadihii Shalay Kadhacay

Posted on September 5, 2016September 5, 2016 by Cabdiqani Boos

  (Puntland Post):-   Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degen kaddib rabshado waxyeello dhimasho, dhaawac iyo khsaare maaliyadeed ah geystay oo shalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close