Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Wasaradda Caafimaadka Puntland Oo Boosaso ku Xustay Maalinta Dumada

Boosaso[Puntland Post]Sanad kasta Maanta oo kale Waxa Caalamka laga Xusaa Maalinta Dumada [MalariA] Waana maalin lagu iftiiminyo Khatarta Baahsan Ee… Sii akhri

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Puntland oo Bosaso ku soo bandhigtay Qaraxyo iyo Ragii Watay

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ayaa Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaaso ku soo bandhigay 5 nin oo… Sii akhri

Ciidamada Difaaca Puntland Oo fashiliyey Qaraxyo loo Qorshaynayey Bosaso

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso kusoo qabtay qaraxyo laga geysan rabay Boosaaso iyo raggii waday oo… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo saaka Afar ruux ku Toogatay Baydhabo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Baydhabo-[Puntland Post] Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa saaka afar ruux ku toogatay magaalada Baydhabo, kuwaasoo lagu soo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Qarax lagula beegsaday Buuraleyda Galgala

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cabdiqani Boos

Galgala-[Puntland Post] Inta la og yahay 5 Askari ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhawacmeen   Qarax Banbo oo… Sii akhri

Tafatiraha Warbaahinta PUNTLAND POST oo Xabsiga loo Taxaabay

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by Cabdiqani Boos

Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa Xabsiga utaxabay saaka Tafatiraha Warbaahinta PUNTLAND POST  Abshir Dhiirane, xili uu ku sugnaa Goobtiisa shaqada… Sii akhri

Saddex Kooxood oo laga saaray tartanka Horyaalka kubadda cagta Puntland

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by Cabdiqani Boos

Xiriirka Kubada cagta Puntland ayaa saddex Kooxood ka saaray ka mid ahaanshaha Naadiyada heerka 1-aad ee Puntland, ka dib markii… Sii akhri

Jaamacadda Badda Cas oo soo dhaweyn u Sameysay Arday ka qeyb gashay Dood cilmiyeedkii Dooxa-Qadar

Posted on April 19, 2017April 21, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post] Jaamacadda Badda Cas waxay xaflad soo dhaweyn iyo maamuus u samaysay Saara Abdullahi Muse iyo Ahmed Abdirizak Ali… Sii akhri

Gudoomiyaha Degmada Qandala: ”Malaha Awood ay Daacish ku qabsan karto Deegano ka tirasan Puntland

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Gudoomiyaha Degmada Qandal ee Gobalka Bari Jaamaca Maxamed Quurshe ayaa been abuur ku tilmamay in deegano hoosyimada Degmada… Sii akhri

Galmudug iyo Ahlu-sunnah oo kuwada Wada hadlaya Muqdisho Maanta

Posted on April 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Sida uu qorshuhu yahay waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doona Wadahadalo lagu heshiisiinaayo maamulada Ahlusunna iyo Galmudug. Wadahadaladaan oo dowlada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.