Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Warbaahinta Madax banaan oo looga yeeray Aqalka Madaxtooyada Puntland

Garowe-[Puntland Post] warbaahinta Madaxa banaan ayaa looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe waxana lagu wadaa in goordhaw lagu dhaawqo… Sii akhri

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Cabdiqani Boos

Gudoomiyaha Gobalka Bari “waa gubaynaa lacagaha aan laga lahayn Puntland”

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Gudoomiyaha gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys [Dhado] oo maanta kormeeray qaar kamid ah goobaha ganacsiga ee maagalada Boosaaso… Sii akhri

Masuuliyiinta Bangiga Amal oo kulamo la qaatay Bulshada gobolka Sanaag

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Maamulka Bangiga Amal ee Gobolka Bari iyo Sanaag bari oo safar shaqo ku tegey Gobolka Sanaag ayaa kulamo la qaatay… Sii akhri

Baarlamaanka oo maanta ka Doodaya Miisaaniyada Dowladda ee sanadka 2017

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post] Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa saaka lagu wadaa in ay kulan ku yeeshan Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Dawlada Maraykanka oo qabtay afar qof oo qoraallo sir ah faafiyey

Posted on August 5, 2017 by Cabdiqani Boos

Xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka ayaa sheegay in afar qof lagu soo eedeeyey in ay qoraallo sir ah faafiyeen, iyadoo… Sii akhri

Puntalnd oo go’aano ka soo saartay kala sooca Lacagta Shilin Soomaaliga

Posted on August 3, 2017August 3, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Kulan ka dhacay xarunta looga arimiyo gobalka Bari, ee magaalada Boosaaso oo ay isugu yimaadeen maamulka Gobalka Bari,… Sii akhri

Iska hor-imaad sababay dhaawaca Taliye iyo labo Askari oo ka dhacay Bosaso

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Sida Puntland Post loo xaqiijiyey waxa dhaawac fudud soo garay Taliyaha Dekedda Boosaso Maxamed Cali Xaashi iyo labo kamid… Sii akhri

Banaan bax looga soo hor jeedo kala soocida shilinka Soomaaliga oo Bosaso Ka socda

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari, waxaa ka socda banaan bax lagaga cabanaayo lacagta shilin Soomaaliga ah oo… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Degmooyin cusub

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by Cabdiqani Boos

Beledweyne[Puntland Post] Madaxweynana Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maanta magacaabay Degmooyin cusub oo uu ku kordhiyay kuwa Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Ururka Caalamiga ah ee Lions oo Raashin Qaybin Ka Samayey Gobolka Bari.

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]Ururka Lions Club Bosaaso oo wakiil ka ah Urur weynaha Caalamiga ah ee Lions Club International Foundation ayaa raashin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close