Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Daawo Wasiir Qarjab:- ”Somaliland waxa ay taageertaa Al-Shabaab”

Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta kula hadley saxaafada magaalada Bosaso… Sii akhri

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Wakaaladda Xoogga Korontada Eeneeye oo ka jawaabtay Cabasho kasoo baxday Shirkadda Golis

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis, taasi oo… Sii akhri

Xaflad soo Dhaweyn oo loo qabtay dhagax-dhigga wadada Kalabayr-Caluula

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Munasabadaan oo si weyn loo soo Agaasimay ayaa waxaa loo qabtay dhagax dhigga waddada isku xirta kalabayr iyo Caluula… Sii akhri

Wasiiro iyo Xildhibaan ka Tirsan DFS oo Booqday Wakaaladda xooga korntada Eneeyo

Posted on January 15, 2018January 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xaflad Sagootin ah xalay loogu sameeyay Aqalka Madaxtooyada Bosaso

Posted on January 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xaflad Sagootin ah Ugu Sameeyay Magaalada Bosaso Madaxwaynaha DF Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweynaha Farmaajo oo xarigga ka jaray guriga cusub ee shirkadda Golis (Golis Tower)

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray guriga cusub ee shirkadda Golis… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Fiber Optic-ga shirkadda Golis

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxwaynaha Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa si wadajir… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Saaka ku soo wajahan Magaaladda Bosaso

Posted on January 11, 2018January 11, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn Taariikhi ah loogu sameeyey Magaalada Qardho

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Qardho[Puntland Post] Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta… Sii akhri

Odayaasha Gobalka Bari oo soo dhaweeyey imanshaha Madaxweyne Farmaajo, fariina u diray Madaxweyne Gaas

Posted on January 6, 2018January 6, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda gobalka Bari ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close