Puntland iyo DDS oo ka wada hadlay amniga iyo dadka abaartu saameysay
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hooggaaminayo guddoomiyaha gobolka Doollo ee Dowlad Deegaanka… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hooggaaminayo guddoomiyaha gobolka Doollo ee Dowlad Deegaanka… Sii akhri
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa dhammaam mas’uuliyiinta gobolka Raascasayr ee heer gobolka iyo heer degmo uga yeertay magaalada Garowe. Warqad… Sii akhri
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku diray askar magaalada Muqdisho ka… Sii akhri
Saraakiisha Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin Daacish, kuwaas oo… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo ka soo dagaalamay buuraha Calmiskaad ayaa gadood ka sameeyay degmada Carmo, iyaga oo muujiyay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasme Cabdi Barre ayaa cayriyay wasiirkii ganacsiga iyo warshadaha Maxamuud Axmed Geesood iyo wasiirkii howlaha… Sii akhri
Puntland ayaa waaran soo qabasho ah u jartay taliyihii hore ee howlgalinta ciidamada PMPF ee gobolka Raascasayr Axmed Maxamed Jaamac… Sii akhri
Siyaasi Jaamac Cali Jaamac oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka ku… Sii akhri
Ciidamada Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyinka laga sameeyo qaraxyada, taas oo lagu… Sii akhri
Puntland oo ka warbixisay dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo ayaa sheegtay in la dhisay ku dhawaad 70-km oo ka mid ah wadadaas.… Sii akhri