Hindiya oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Dowladda Hindiya ayaa ka hortimid go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyada oo taageertay madaxbannaanida dad iyo dhuleed ee Soomaaliya.… Sii akhri
Dowladda Hindiya ayaa ka hortimid go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyada oo taageertay madaxbannaanida dad iyo dhuleed ee Soomaaliya.… Sii akhri
Maleeshiyo hubaysan ayaa muddo todobaad ka badan haysata xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee Puntland, kuwaas oo sheegaya in… Sii akhri
Wasiirka arrimaha dibada Shiinaha Wing Yi oo la filayay in uu maanta galinkii hore soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo ku-xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen golaha wasiirrada, kaas… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen golaha wasiirrada Jubaland, kaas oo lagu gorfeeyay… Sii akhri
Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay hakisay dhammaan howlihii gargaarka ee Soomaaliya, kadib markii la jabsaday bakhaar keyd raashin… Sii akhri
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo ku-xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay qaybo ka mid ah bulshada Puntland ee ku… Sii akhri
Dowladda militariga ah ee Burkina Faso ayaa sheegtay in ay fashilisay shirqool lagu dili lahaa madaxweyne Ibrahim Traore. Wasiirka amniga… Sii akhri
Wasiirka dibadda Israa’iil Gideon Saar ayaa u adeegsaday socdaalka uu ku tagay Somaliland diyaarad ganacsi oo nooceedu yahay Airbus A319,… Sii akhri