Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland: Xubin guddiga PEC oo la magacaabay

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa magacaabay xubin ka bannaanayd guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC. Ismaaciil Warsame Aadan ayaa… Sii akhri

Posted on November 26, 2025November 26, 2025 by Desk

Puntland: Qofkii kaarka NIRA lagu arko waa xarig

Posted on November 26, 2025November 26, 2025 by Desk

Puntland ayaa cadow Al-shabaab ah ku tilmaantay qofkii lagu arko kaarta aqoonsiga qaranka ee ay bixiso hay’adda NIRA. Wasiirka warfaafinta… Sii akhri

Maraykanka oo howlgalka gaar ah ka fuliyay Calmiskaad

Posted on November 25, 2025November 25, 2025 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in howlgal cir iyo dhul ah ay dowladda Maraykanka ka fulisay togga Baalade ee buuraleyda Calmiskaad, kaas… Sii akhri

Caasimadaha Soomaaliya oo shir uga furmay Garowe

Posted on November 25, 2025November 25, 2025 by Desk

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa maanta ka furmay shir ay ka qaybgaleen wafdi ka kala socda magaaloyiinka Muqdisho, Baydhabo,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u baxay safar dibada ah

Posted on November 25, 2025November 25, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo madasha… Sii akhri

Askari iyo bajaajle ku dhintay Garowe

Posted on November 25, 2025November 25, 2025 by Desk

Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed oo ka mid ahaa dhalinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo Nuur… Sii akhri

Puntland oo xukun ka soo saartay kiiska dilka Saabiriin

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta dil toogasho ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye oo ku eedeysnayd tacaddiga dilkii… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay xubno Daacish ah oo isa soo dhiibay

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari, Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa ka hadlay dagaalka Daacish iyo amniga guud ee magaalada… Sii akhri

Gaalkacyo: Kiisa tacaddiga dilka Saabiriin oo mar labaad loo fariisanayo

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa goordhow mar kale u fariisanaysa dhageysiga gar-maqalka kiiska tacaddiga dilka Saabiriin Saylaan Cabdulle.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay magacaabis cusub

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar in uu noqdo ergeyga gaarka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close