Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo qabatay madaxii hagista GPS-yada ee Daacish

Ciidamada Puntland ayaa meel u dhow deegaanka Kob-dhexaad ee gobolka Bari ku qabtay madaxii hagista GPS-yada ee kooxda Daacish, kaas… Sii akhri

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Xubno ka tirsan Daacish oo isu soo dhiibay Puntland

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Labo xubnood oo Soomaali ah oo ka tirsan ururka Daacish ayaa aroortii hore ee maanta isu soo dhiibay ciidamada Puntland ee… Sii akhri

Dil ka dhacay Muqdisho iyo CCW oo ka hadlay

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Shalay galinkii dambe waxaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu dilay Cabdullaahi Cabdi Raage oo ahaa wiil arday ah oo… Sii akhri

Trump oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Soomaalida qaxootinimada ku jooga Minnesota

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa jimcihii shalay sheegay in uu si dhakhso ah u joojinayo sharciga badbaadada ku meel-gaar ah… Sii akhri

Halkee maraysaa abaarta ka jirta Puntland?

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Waxaa heer daran gaartay abaarta ka jirta deegaannada Puntland, waxaana laga soo dayrinayaa nolosha dadka reer guuraaga ah oo ay… Sii akhri

Mursal oo baddelay mowqifkii doorasho qof iyo cod

Posted on November 21, 2025November 22, 2025 by Desk

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimadii… Sii akhri

Maxaa ka jira in Maxkamadda EACJ ay go’aamisay in dib loo celiyo xubnaha Soomaaliya?

Posted on November 21, 2025November 21, 2025 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warka sheegaya in la hakiyay sagaalka xubnood u soo xushay baarlamaanka Ururka Bariga Afrika. Safiirka… Sii akhri

Puntland ma ahan Deni: Siyaasadda is aamin-la’aanta iyo dhalanteedka xakamaynta

Posted on November 21, 2025November 21, 2025

Dhaqamada kalitaliska ah ee ka hanaqaaday Puntland ma ahan kuwo iskusoo bandhiga rabshad iyo gacan kahadal weyn oo la arkikaro.… Sii akhri

Khasaare dhimasho oo ka dhashay bannaanbaxa Gaalkacyo

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Bannaanbaxa ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii la soo dhaafay sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed, kaddib markii rabshado dhaceen.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Dr. Yaxya Ibraahim Macalin la-taliyaha sare ee siyaasadda iyo isku-duwaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close