Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirro ka socda 8 dal

Madaxweynaha dowyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasabad ka dhacday madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirro ka… Sii akhri

Posted on December 3, 2025December 3, 2025 by Desk

Puntland: Hubkii lagala degay markabka Sea World oo mar kale la dhacay

Posted on December 3, 2025December 3, 2025 by Desk

Ciidamo la sheegay in ka tirsan yihiin daraawiishta Puntland ayaa shalay degmada Bareeda ee gobolka Raascasayr ku dhacay qayb ka… Sii akhri

Dal Yurub ah oo si kumeelgaar ah u aqoonsaday baasaboorka diblomaasiga ah ee Soomaaliya

Posted on December 3, 2025December 3, 2025 by Desk

Dowladda Jarmalka ayaa si kumeelgaar ah u aqoonsatay baasaboorka diblomaasiga ah ee Soomaaliya oo la soo saaray sanadkii 2013. Muddo… Sii akhri

Soomaaliya oo u abaal gudaysa Suudaan

Posted on December 3, 2025December 3, 2025 by Desk

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay soo dhawaysay ardaydii ugu horreysay oo u dhalatay dalka Suudaan oo ay deeq waxbarasho… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeybgashay Bandhigga difaac Masar

Posted on December 2, 2025December 2, 2025 by Desk

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Gen. Odawaa Yuusuf Raage, iyo… Sii akhri

Muxuu yahay rikoorka cusub oo ay gaartay dekedda Muqdisho?

Posted on December 2, 2025December 2, 2025 by Desk

Dekedda magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay bishii dhammaatay ee Nofeembar gaartay rikoorkii ugu sarreeyay ee abid laga diiwaangeliyo… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay xariga Jaamac Shabeel

Posted on December 2, 2025December 2, 2025 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa shalay xiray siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) oo ka soo laabtay safar uu dhawaan ku tagay… Sii akhri

Kismaayo: Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay safiirka Maraykanka

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard… Sii akhri

Rasaas ka dhacday garoonka Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay Muuse Biixi

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Rasaas ayaa maanta laga maqlay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay madaxweynihii hore… Sii akhri

Abaarta ka jirta Puntland oo sababtay cunto iyo biyo la’aan

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Abaar daran oo ka jirta deegaano hoostaga degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa sababtay in dadka reer guuraaga ah ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close