Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Invitation to Tender for Construction Materails for 90 Transitional Shelters for Galkayo IDPs under SIDA, SOFM1602

Click here to Download http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/04/INVITATION-TO-BID-PUNTLAND-esource-Tender-advert-_2_-_2_.pdf

Posted on April 25, 2016April 30, 2016 by Desk

R/W Somaaliya oo Wasiir cusub u Magacaabay Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Desk

Mugdisho-(Puntland Post) Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo… Sii akhri

Jawaari: R/W waxaan ka sugeynaa inuu noo keeno sida Xukuumadiisa ay ku fulin karto Doorashada 2016

Posted on April 23, 2016 by Desk

Puntland Post-(muqdisho) Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaal Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari  ayaa sheegay inay ka sugayaan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya maalmaha… Sii akhri

400,000 oo Qof ayaa Siiriya ku dhimatay – Wakiilka QM ee Siiriya

Posted on April 23, 2016 by Desk

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Siiriya ayaa sheegay in rabshadaha ka socda dalkaas ay galaafeen 400,000 oo qof ilaa… Sii akhri

Guddiga Culumada ee Gurmadka Abaaraha oo ugu Baaqay Dowladda Puntland Inay Kaalin Muuqata ka Qaadato Gurmadka Abaaraha.

Posted on April 22, 2016April 22, 2016 by Desk

Guddoomiye Guddiga Culumada ee gurmadka abaaraha sheikh Fu’aad Maxamuud X. Nuur iyo Guddoomiye k/xigeenka Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo maanta… Sii akhri

Qodobbo Muhim ah oo kasoo baxay Shirkii Golaha xukuumadda Dawladda Puntland

Posted on April 21, 2016April 21, 2016 by Desk

Shirka gollaha xukuumada Dowladda puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha ku-xigeenka C/xakiim Xaaji cumar Camay ayaa maanta loogaa hadlay qodobo… Sii akhri

Dhalinyaradii ka badbaaday shil badeedkii ay ku dhinteen boqolaalka qof oo ka hadlay khatarta tahriibka

Posted on April 21, 2016April 22, 2016 by Desk

Dhalinyaradii ka badbaaday Doontii dhawaan ku degtay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga ayaa sheegay in Tahriibka uu yahay mid… Sii akhri

Ruushka oo sheegay Soomaaliya inuu hub ka iibinaayo marka cunaqabataynta Hubka laga qaado

Posted on April 21, 2016 by Desk

Dowladda Ruushka ayaa daboolka ka qaaday in Somaliya ay ka iibinayso Hub hadii Somaliya laga qaado cunaqabataynta QM ee Hubka.… Sii akhri

Tubman oo Noqotay haweeneydii ugu horeysay ee lagu daabaco lacagta Dollarka

Posted on April 21, 2016 by Desk

Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay waxa ay ku soo daabacaysaa lacagteeda haweeney madow ah oo u dagaalantay sidii loo… Sii akhri

Xaflad Lagu Taageerayay Musharaxa Madaxweynaha Somaliya Dr Siciid Cabdullaahi Dani oo Bosaso Ka Dhacday.

Posted on April 20, 2016 by Desk

Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Dr Siciid Cabdullaahi Dani oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Somaliya ee doorashadda 2016-ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close