Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

15-ka May waa maalin ku weyn xusuusta Umadda Soomaaliyeed

Maanta waxay Ummadda Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhida, isla markaasna kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii… Sii akhri

Posted on May 15, 2016May 15, 2016 by Desk

Kun Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Laga Badbaadiyay Badda U Dhaxaysa Masar Iyo Talyaaniga

Posted on May 14, 2016 by Desk

Ciidamada Badda Dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay Kun qof oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo noloshooda halis ay ku jirtay hadii aysan… Sii akhri

Haweenay Afrikaan ah oo Markii ugu Horeysay Taariikhda Loo magacaabay Xog-hayaha FIFA

Posted on May 14, 2016 by Desk

Guddiga kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in Gabadha lagu magacaabo Fatma Samba Diouf Samoura, ay tahay xoghayaha guud… Sii akhri

Waxaa la joogaa waqtigii Maamul Wanaaggu ka muuqan lahaa Puntland oo dhan

Posted on May 14, 2016 by Desk

Agaasimaha guud ee Hayadda Astaynta Maamul Wanagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa  dowladda  Puntland  Mr Cabdiraxmaan Cali Guureeye  ayaa war baxin… Sii akhri

Mareykanka oo Kenya ugu Baaqay in Aysan xirin xeryaha qaxootiga ee Degmada Dhadhaab

Posted on May 12, 2016 by Desk

Nairobi-(Puntland Post) Dowladda Mareykanka ayaa waxay Dowladda Kenya ugu yeertay inaanay xirin xeryaha qaxootiga ee ku yaala Degmada Dhadhaab ee… Sii akhri

Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Caabudwaaq

Posted on May 12, 2016May 12, 2016 by Desk

Caabudwaaq-(Puntland Post) Waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Qabuuraha Dab-Casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle… Sii akhri

Israa’iil oo xukun ku riday Wiil 14 sano jir ah oo u dhashay Falastiin

Posted on May 11, 2016May 11, 2016 by Desk

Maxkamad ku taal Magaalada Qudus ee dhulka reer Falastiin, ee ay xooga ku haysato Isra’il ayaa la soo taagay Wiil… Sii akhri

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal Shabaab lagu dilay ka fuliyay G/galgaduud

Posted on May 11, 2016 by Desk

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Somaliya oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM… Sii akhri

Shabaab oo sheegtay Degmada Tooratoorow inay kula dagaalameen ciidamo Mareykan ah

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Desk

Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xalay fashiliyeen weerar ay sheegeen in ay kusoo qaadeen Ciidamo katirsan kumaandooska dalka… Sii akhri

Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta fiisha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho

Posted on May 9, 2016May 9, 2016 by Desk

Waxaa Goordhaw Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Degmada Shingaani… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close