Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wasiir ka tirsan dowladda Sweden oo Muqdisho yimid

Wasiirka iskaashiga horumarinta caalamiga ah iyo ganacsiga dibadda ee dowladda Sweden Mr. Benjamin Dousa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta… Sii akhri

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Puntland iyo DDS oo ka wada hadlay amniga iyo dadka abaartu saameysay

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hooggaaminayo guddoomiyaha gobolka Doollo ee Dowlad Deegaanka… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Raascasayr oo looga yeeray Garowe

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa dhammaam mas’uuliyiinta gobolka Raascasayr ee heer gobolka iyo heer degmo uga yeertay magaalada Garowe. Warqad… Sii akhri

Xukuno lagu diray askar gaysatay dil, dhaawac iyo dhac

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku diray askar magaalada Muqdisho ka… Sii akhri

Calmiskaad: Xagee ku sugan tahay Daacish?

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Saraakiisha Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin Daacish, kuwaas oo… Sii akhri

Ciidamo ka soo dagaalamay Calmiskaad oo gadooday

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo ka soo dagaalamay buuraha Calmiskaad ayaa gadood ka sameeyay degmada Carmo, iyaga oo muujiyay… Sii akhri

Jamaal oo loo magacaabay wasiirka ganacsiga Soomaaliya

Posted on December 13, 2025December 13, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasme Cabdi Barre ayaa cayriyay wasiirkii ganacsiga iyo warshadaha Maxamuud Axmed Geesood iyo wasiirkii howlaha… Sii akhri

Puntland oo waaran u jartay taliye hore oo ku sugan Raascasayr

Posted on December 13, 2025December 13, 2025 by Desk

Puntland ayaa waaran soo qabasho ah u jartay taliyihii hore ee howlgalinta ciidamada PMPF ee gobolka Raascasayr Axmed Maxamed Jaamac… Sii akhri

Jaamac Cali Jaamac oo geeriyooday

Posted on December 13, 2025December 13, 2025 by Desk

Siyaasi Jaamac Cali Jaamac oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka ku… Sii akhri

Puntland oo qabatay doon siddey budooyinka laga sameeyo qaraxyada

Posted on December 12, 2025December 12, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyinka laga sameeyo qaraxyada, taas oo lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close