Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno! (Qaybtii-XXII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Dr. Admore  Kambudzi, wuxuu sheegay in guddigooda ay dhowr jeer la kulmeen Xasan Daahir Aways, wuxuuna sheegay sida fahamkiisu yahay… Sii akhri

Posted on June 27, 2016 by Desk

Qaramada midoobey oo cambaareysay weerarkii Naasa-Hablood Ee Muqdisho

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Desk

Garowe-( Puntlandpost)-Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah u cambaareeyay… Sii akhri

Argentina Iyo Chile Oo Isku Diyaarinaya Finalkii Copa America 2015 Iyo 2016 Iyo Argentin Oo Doonaysa In Ay Markeeda Chile Ka Aarsato

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Desk

Waa hadda ama maya waligeed!, xulka qaranka Argentina ayaa garbahooda ka dareemaya culays wayn waxayna sanadkii labaad oo xidhiidh ah… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya: “Shacabka Soomaaliyeed Iskuma Dhiibi Doonaan Al Shabaab”

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Desk

Muqdisho (Puntlandpost) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku… Sii akhri

Wasiir Burci Maxamed Xamze oo weerarkii Naasa-hablood ku dhintay

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Waxaa laxaqiijiyay in weerarkii Hotel Naasa-hablood uu ku dhintay allaha unaxariistee Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiir dowlihii… Sii akhri

Shaxda Rasmiga Ah Ee Wales v Northern Ireland, Gareth Bale Iyo Asxaabtiisa Wales Oo Doonaya In Ay Markale Taariikh Sameeyaan.

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Xulalka qaramada Wales  iyo Northern Ireland ayaa iskaga hor imanaya kulanka labaad ee wareega 16 ka ee Euro 2016. Wales oo… Sii akhri

Akhriso: Liiska Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ee Soo Xulaya Baarlamanka Somaliya 2016

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Garowe(Puntlandpost)- Liiska Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Oo Ka Kooban 135  Ee 2016 Isla markaana soo xulayo ergooyinka dooranaya Xildhibaanada BFS. Kayse… Sii akhri

Weerar is-miidaan ah oolagu qaday Hotelka Naasa-hablood ee Magaalada Muqdisho

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Wararka aan ka helayno magalada Muqdisho ayaa sheegaya gaari nooca Dhaynaha Soomaalidu u taqaan inuu isku qarxiyay afeefka… Sii akhri

War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Baydhabo-(Puntland Post) Hoggaamiyayaasha madasha qaranka ee ku shirayey magaalada Baydhaba ayaa goor dhowayd halkaasi kasoo saaray war murtiyeed ka kooban… Sii akhri

Waa Kuma Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Kulanka Adag Ee Italy & Spain ?

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Garsooraha dhexdhexaadin doona kulanka adag ee Italy iyo Spain ee Euro 2016 habeenka isniinta waa garsooraha Turkiga Cuneyt Cakir. Kulankaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close