Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka

Muqdisho-(Puntland Post) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen… Sii akhri

Posted on March 12, 2016March 12, 2016 by Desk

Wadamada jaamacadda Carabta oo ururka Xisbulaah-da Lubnaan u aqoonsaday Argaxiso gaamurtay

Posted on March 12, 2016 by Desk

Xubnaha ururka jaamacadda Carabta ayaa ururka Xisbulah u aqoonsaday urur argagixiso, waxaa arinkan ka soo horjeestay wadamada Lubnaan iyo Ciraaq,… Sii akhri

Ururka jaamacadda Carabta oo doortay Hogaan cusub

Posted on March 11, 2016March 11, 2016 by Desk

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Masar Axmed Abul Gheyt, ayaa loo magacaabay xoghayaha guud ee Ururka Jaamacada Carabta kadib marki… Sii akhri

Mareykanka oo rajo xun ka muujiyey dagaalka lagula jiro Al-shabaab

Posted on March 10, 2016 by Desk

‘‘Dagaalka lagula jiro Alshabaab waa lagu guuldareystay in lagu gaaro ujeedooyinkii laga lahaa sababtoo ah tirada ciidamada AMISOM oo aan… Sii akhri

Scientist-turned-yogurt entrepreneur sees big growth for Ziwa brand

Posted on March 10, 2016 by Desk

Several years ago, Mohamed Ismail, a medicinal chemist, worked as a research scientist at Paratek Pharmaceuticals, living a comfortable life… Sii akhri

PSG oo Stamford Birdge ku soo garaacday Chelsea una soo baxday wareega 8 da ee Uefa Champions league-ga

Posted on March 10, 2016March 10, 2016 by Desk

Kooxda paris saint-Germain ayaa Stamford Birdge ku garaacay 2-1 kooxda Chelsea ee horyaalka England ku lankii lugta labaad ee Uefa… Sii akhri

La taliye sare oo ka tirsan ‪Puntland‬ oo taageero dibadeed u raadinaya hanaanka asxaabta badan.

Posted on March 9, 2016 by Desk

Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil “Shiikh Aduun” oo ah La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinaca Arrimaha bulshada rayidka ah ayaa maanta la… Sii akhri

Real Madrid oo u soo gudubtay wareega 8 dhamaadka Champions league iyo C.Ronaldo oo taariikh dhigay

Posted on March 9, 2016March 9, 2016 by Desk

Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee koobka champions league kadib markii ay 2-0 kaga takhaluseen wareega 16ka… Sii akhri

Tacsi iyo taariikh kooban ee noloshii Saaxiibkay Mohamed Yusuf Abshir Walde 5 March 2016

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Desk

Anoo ah Ambassador Abdirashid Aden Sed, Safiirka wareega ee Somalia tan iyo 2005, waxaan halkaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdin lahayd… Sii akhri

Xasan Al-Turaabi oo ahaa hogaamiyaha xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee dalka Suudaan oo geeriyooday.

Posted on March 5, 2016March 5, 2016 by Desk

Waxaa maanta geeriyooday Hogaamiyihii mucaaradka dalka Suudan, Xasan al-Turaabi. Xasan ayaa ahaa 84 jir hogaamiye u ahaa xisbiga Popular Congress… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close