Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweynaha Jubaland Oo DFS Ku Ee Deeyay Inay ka Gaabisay Sugida Amniga Dalka.

Kismaao(Puntlandpost) — Kulan looga hadlayay siyaasadda qaran ee amniga oo magaalada Kismaayo uga socday dowladda Soomaaliya iyo Jubaland ayaa lasoo… Sii akhri

Posted on July 12, 2016 by Desk

Daawo Sawiro: Malala Yuusuf oo Booqatay Xeryaha Qoxootiga Ee Dhadhaab.

Posted on July 12, 2016July 12, 2016 by Desk

Dhadhaab(Puntlandpost)-Gabadha heysata abaal marina Nobel ee lagu magacaabo Malala Yousafzai una dhalatay Pakistan una ololeysa arimaha waxbarashada ayaa haatan booqasho… Sii akhri

Al-Shabaab oo xalay Bandoow ku soo Rogay Marka

Posted on July 12, 2016July 12, 2016 by Desk

Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Marka ee Gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in habeynimadii Xalay aheed Al-shabaab Bandoow Ku soo… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXVI) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 12, 2016 by Desk

Waxaa laysugu yimid kulankii loo balansanaa, ra’iisal wazaare Cali Max’ed Geeddi iyo golaha waziirrada ama xukuumaddiisa waxay sugayeen in loo… Sii akhri

Dawladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii Dhulka Barakaysan oo Muqdisho ka Dhacay

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Mogadishu- (Puntland Post)  Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax… Sii akhri

Al-Shabaab oo Qabsatay Magaalada Marka

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Marka-(Puntland Post) Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inay maleeshiyada Al-Shabaab ay goor dhow… Sii akhri

Banaan bax lagu Canbaaraynayo qaraxii Masjidu Nabawi oo Muqdisho ka dhacay

Posted on July 11, 2016 by Desk

Banaan bax ay ka qeyb galeen Masuuliyiin Culumaa’udiin ,  iyo dadweyne aad u badan oo ka kala yimid Degmooyinka gobolka… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXV) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Qofka haddii uusan garan waxa jooga haddee waxa soo socda ma aha wax laga sugayo inuu ka hadla ama uu… Sii akhri

Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Deegaanka Laanta Buuro ee Gobolka /Sh/Hoose

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Wararka naga soo gaaraya saaka Deegaanka Laanta Buuro Ee Gobolka /Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda Al-shabaab ay weerar… Sii akhri

Xulka Qaranka Portugal oo ku Guulaystay Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Paris-(Puntland Post) Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii  1-0  ay ku garaaceen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close