Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Doorashada Soomaaliya oo Musuq Maasuq ka jiro iyo Jubbaland oo Doorashadii la hakiyay

Dr. Nuur Jimcaale Faarax Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Sommaliya ayaa sheegay in doorashada ka socota dalka ay hareeyeen musuq maasuq… Sii akhri

Posted on November 20, 2016November 20, 2016 by Desk

Xasan Sheekh oo ka digay in ciidamo hubeysan lala galo goobaha doorashooyinka

Posted on November 20, 2016 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad… Sii akhri

Manchester United iyo Arsenal oo Barbar-dhac Galay

Posted on November 19, 2016November 19, 2016 by Desk

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa garoonka Old Trafford ku galay barbar-dhac 1:1 ah, kulan ka tirsan Horyaalka Premier leaque-ga … Sii akhri

Warbixin: Kulanka Manchester United iyo Arsenal

Posted on November 19, 2016November 19, 2016 by Desk

Kooxda Manchester United ayaa garoonka Old Traffrod ku soo dhawaynaysa galabta kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Arsenal kulanka… Sii akhri

Ciidamo Turki ah oo megengelyo waydiistay Jarmalka

Posted on November 17, 2016 by Desk

Ciidamo ka tirsan militariga dalkaTurkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi. Ciidamadan oo ku… Sii akhri

Weeraro Ismiidaamin ah iyo Dagaal Xalay ka Dhacay Degmada Tiyeeglow

Posted on November 16, 2016November 16, 2016 by Desk

Weeraro isugu jiray qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ayaa xalay lagu qaaday fariisimo Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa… Sii akhri

Trump oo Tarxiilaya dadka soo galootiga ah

Posted on November 14, 2016 by Desk

Madaxweyna cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in soo galooti tiradoodu u dhexeyso labo ilaa seddex milyan oo sharci… Sii akhri

Guddi ka shaqeeya xabad joojinta iyo kala qaadida Ciidamada oo Gaalkacyo lagaga dhawaaqay

Posted on November 13, 2016November 13, 2016 by Desk

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagaga dhawaaqay gudi ka kooban 18 xubnood oo ka shaqayn doona xabad… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ku guuleystay Doorashada Aqalka Hoose

Posted on November 13, 2016November 13, 2016 by Desk

Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiirka xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumada Federaal Soomaliya ayaa ku guulaystay Kurisigii 13-aad… Sii akhri

Awdal oo ku Guulaystay Koobka Ciyaaraha Gobolada Somailand

Posted on November 13, 2016November 13, 2016 by Desk

Tartanka kubbada Cagta Gobolada Somaliland oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Hargeysa ayaa shalay galinkii danbe waxaa  hargaysa Stadium ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close