Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Golaha wasiirada Jubaland oo la magacaabay iyo Seeraar oo ka soo muuqday

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa caawa magacaabay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo… Sii akhri

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Rooble oo ka hadlay shirka doorashada iyo Qoorqoor oo soo gaaray Muqdisho

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen shirka dhameystirka arrimaha doorashooyinka ee… Sii akhri

Qaban-qaabada shirka berri ee arrimaha doorashada oo ka socota Muqdisho

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by Desk

Saacadaha soo socda waxaa magaalada Muqdisho soo gaari doona madaxda dowlad goboleedyada oo ka qeybgalaya shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka… Sii akhri

Gaalkacyo: Qoorqoor oo guddi u magacaabay dilkii Sheekh Cali Dheere

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ku sugan Gaalkacyo ayaa guddi u magacaabay dilkii Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh… Sii akhri

DFS oo ka laabatay heshiisyo ay kula jirtay shirkado gaar loo leeyahay

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka laabatay dhammaan heshiisyadii ay horey ula gashay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ku saabsanaa in… Sii akhri

Garowe: Saddex wiil oo todobaadkan ku dhintay ceelasha Ligle

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by Desk

Saddex wiil oo dhallinyaro ah ayaa todobaadkan gudihiisa liqeen ceelasha togga Ligle ee koonfurta magaalada Garowe. Mursal Cabdirisaaq Cali Shirwac… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay geerida Gen. Cali Ismaaciil Maxamed

Posted on May 16, 2021May 17, 2021 by Desk

Madaxweymaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Gen. Cali Ismaaciil Maxamed oo ku geeriyoodey Turkiga. Bayaan tacsi ah… Sii akhri

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha golayaasha deegaanka oo berri ka bilaabaneysa Puntland

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by Desk

Puntland ayaa maalinta berri ah (16 May 2021) magaalada Qardho ka daahfuraysa diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada hordhaca golayaasha deegaanka saddexda degmo… Sii akhri

Kismaayo: Taliyaha AFRICOM oo la kulmay madaxweynaha Jubaland

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by Desk

Taliyaha howlgalka Mareykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka Jubaland.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada SYL

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa Ubax dhigay Taalada SYL, taasi oo lagu maamuusayo munaasabadda xuska 15 May oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close