Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Beesha Caalamka oo ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan in muranka ku gedaaman kiiska Ikraan Tahliil Faarax uu abuuro xiisado siyaasadeed oo saamayn… Sii akhri

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo… Sii akhri

Spy’s Death Exposes New Faultline in Somalia Before Elections

Posted on September 7, 2021September 7, 2021

The death of a Somalia intelligence officer laid bare a rift within the nation’s executive, and could increase instability in… Sii akhri

Puntland maxay ka tiri shaqo ka joojinta Fahad Yaasiin?

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Puntland ayaa taageertay go’aanka uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.… Sii akhri

Muxuu Rooble kala hadlay taliyaha uu u magacaabay NISA?

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta la kulmay taliyaha uu sida KMG ah ugu magacaabay NISA, hoggaanka maxkamadda ciidammada… Sii akhri

Jubaland oo taageertay Rooble, eedeyna u jeedisay Farmaajo

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by Desk

Jubaland ayaa soo dhaweysay shaqado joojinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku sameeyay Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo shaqo joojin lagu sameeyay iyo Bishiir Goobe oo KMG loogu magacaay NISA

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad Yaasiin… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo u jawaabay Rooble

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by Desk

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay dileen Al-shabaab Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa codsaday in warbixinta uu dalbaday Ra’iisul… Sii akhri

Rooble oo ku baaqay in degdeg loo siidaayo dadka ku afduuban Beledweyne

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax iyo xubno ay ku… Sii akhri

Rooble oo amar dul dhigay Fahad Yaasiin

Posted on September 4, 2021September 4, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin in uu 48 saac gudohood ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close