Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweynaha Puntland oo ka degay Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Jubalnad.… Sii akhri

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by Desk

Madaxweyne Farmaajo oo calan-saaray Madaxtooyada Qaranka

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da… Sii akhri

Mudaharaad ka dhan ah Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka dhacay Ufeyn

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by Desk

Qaar kamid ah dadweynaha ku nool degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay dhigay mudaharaad ay uga soo horjeedaan tirakoob… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dilay muuqaal duube ka tirsan Daacish

Posted on June 29, 2021June 30, 2021 by Desk

Ciidamada Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsan Daacish oo qaraxyo dhigayay wadada isku xirta tuulada… Sii akhri

Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo la magacaabay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee lagu go’aamiyay heshiiskii… Sii akhri

Lacagta diiwaangelinta musharaxiinta haweenka oo la dhimay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in boqolkiiba konton 50% la dhimo khidmada laga qaadayo musharaxiinta haweenka ee u tartamaya… Sii akhri

Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la soo saaray

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaran oo shirkii Muqdisho u soo xirmay ayaa soo sooray jadwalka doorashada Soomaaliya. 1. Tababarka iyo doorashada guddoonka… Sii akhri

TPLF oo dib u qabsatay Maqalle iyo Abiy oo ku dhawaaqay xabad joojin

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by Desk

Magaalada Maqalle ee xarunta maamulka Tigreega waxaa saacado ka hor dib ula wareegay ururka TPLF ee dagaalka kula jira dowladda… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay dhul dowladeed oo la iibinayo

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by Desk

Baarlamaan Puntland ayaa maanta asixiyay iibka dhulka laanta Bangiga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo u soo gudbiyay Madaxweyne Deni.… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo furmay iyo Guudlaawe oo uga qeybgalay Internet-ka

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by Desk

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashada ayaa goordhaweyd ka furmay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kadib markii xal laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close