Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dowladda Soomaaliya oo beenisay warar laga faafiyay

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in dalka laga joojiyay duullimaadyada shirkadaha diyaaradaha ee Fly Dubai iyo Air Arabia. War qoraal ah… Sii akhri

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by Desk

Siyaasi reer Puntland ah oo lagu xiray Hargeysa

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa caawa Hargeysa ku xiray Cabdi Jamaal Cismaan oo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland. Cabdi Jamaal… Sii akhri

Puntland oo lacag ku dhow 1 Milyan siisay shirkad ay u xirnayd wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by Desk

Wasaaraadda Maaliyadda Puntland ayaa maanta shirkadda Isxilqaan oo ay u xirnay qeyb kamid ah wadada Garowe iyo Gaalkacyo siisay lacag… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo markale la muddeeyay

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by Desk

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu… Sii akhri

Afarta mas’uul oo ka mid ahaa maamulka Banaadir ee sanadkan halka deegaan lagu dilay

Posted on August 17, 2021August 18, 2021 by Desk

Qarax maanta oo Talaado ahayd ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay guddoomiyihii deegaankaas Maxamed Abuukar… Sii akhri

Tartanka ciyaaraha Puntland oo maamulkiisa lagu wareejiyay Federaalka

Posted on August 17, 2021August 18, 2021 by Desk

Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo maalmihii la soo dhaafay uu hareeyay muran iyo is-qabqabsi, ayaa hadda maamulkiisa waxaa lagu wareejiyay… Sii akhri

Yaa soo xulaya ergada doorashada Golaha Shacabka?

Posted on August 17, 2021August 18, 2021 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021.… Sii akhri

Muxuu yahay ajandaha shirka ay iclaamiyeen Golaha Wadatashiga Qaran?

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by Desk

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista soo socota oo ku beegan 19-ka… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee Kabul

Posted on August 15, 2021August 16, 2021 by Desk

Dagaalyahanada Taliban ayaa gudaha u galay xarunta madaxtooyada Afghanistan saacado kadib markii madaxweyne Ashraf Ghani uu dalka ka cararay. Hoggaanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo gaadiid dagaal la wareegtay

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by Desk

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Turkiga kala wareegtay gaadiid dagaal oo lagu talagalay in ay ku howlgalaan ciidanka kumaandooska Gorgor.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close