Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Khudbad Madaxweyne Deni ka jeediyay munaasabad ka dhacday Qardho

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii 4-aad oo ciidamo Boolis ah, kuwaasi oo… Sii akhri

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by Desk

Taliyaha NISA oo loo diiwaangeliyay musharax xildhibaan

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by Desk

Guddiga doorashooyinka heer Galmudug ayaa maanta musharax xildhibaan Golaha Shacabka u diiwaangeliyay Ku-simaha Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka Soomaaliya… Sii akhri

Wasiirka iyo wasiir ku-xigeenka cusub ee arrimaha dibadda oo xilalka loo dhaariyay

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by Desk

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali iyo wasiir ku-xigeenka Maxamuud Cabdi Xasan… Sii akhri

Fahad, Farey iyo Kulane oo laga beri-yeelay kiiska Ikraan Tahliil

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by Desk

Guddiga baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in aysan hayn haba yaraatee wax caddayn ah oo muujinaya in sarkaalad… Sii akhri

Agaasimihii Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay

Posted on November 20, 2021November 20, 2021 by Desk

Agaasimihii Radio Muqdisho weriye Cabdicasiis Maxamed Guuleed (Afrika) ayaa goordhaweyd u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax ka… Sii akhri

Imaaraadka oo casriyeyn iyo dib-u-habayn ku sameeyay garoonka diyaaradaha Berbera

Posted on November 20, 2021November 20, 2021 by Desk

Waxaa maanta xariga laga jaray garoonka diyaaradaha Berbera oo dowladda Imaaraadka Carabta ku sameysay casriyeyn iyo dib-u-habayn ballaaran. Garoonka ayaa… Sii akhri

Wasiirkii Arrimaha Dibada Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Posted on November 20, 2021November 20, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo guddi u magacowday abaaraha

Posted on November 20, 2021November 20, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiirro ah oo u xilsaaran u gurmadka… Sii akhri

Koonfur Galbeed: Doorashada 11 kursi oo qaarkood xasaasiya oo la shaaciyay

Posted on November 19, 2021November 19, 2021 by Desk

Guddiga doorashooyinka heer Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Warqad ka… Sii akhri

Midowga Musharaxiinta oo war ka soo saaray doorashooyinka

Posted on November 18, 2021November 18, 2021 by Desk

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa sheegay in ay walaac xoog leh ka qabaan dib u dhaca isdaba-joogga ah, daahfurnaan la’aanta iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close