Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wasiir Turki ah oo soo gaaray Muqdisho

Wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo kaabayaasha ee Turkiga Durmus Unuvar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maana soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana… Sii akhri

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Dowladda Soomaaliya oo qaadatay mas’uulliyadda raashinkii WFP

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qaadatay mas’uulliyadda raashinkii dhawaan lagala baxay bakhaarka keydka hay’adda WFP ee gudaha dekedda Muqdisho. Wasaaradda arrimaha… Sii akhri

Puntland oo baddeshay “taatikada” dagaalka Calmiskaad

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Afhayeenka howlgalka Hillaac Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa sheegay in la baddelay taatikada dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish… Sii akhri

Uganda oo ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Dowladda dalka Uganda ayaa shaacisay in ay si degdeg ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka Soomaaliya oo ay nabad ilaalin u… Sii akhri

Puntland oo qabatay doon si sharci-darro ah u kalluumeysanaysay

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Ciidanka ilaalada cashuuraha gobolka Raascasayr ayaa howlgal ay ka fuliyeen xeebaha degmada Caluula iyo deegaanno ku dhow, ku soo qabtay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday baaq ay u soo jeediyeen Golaha Mustaqbalka

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Iyadoo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay maalin ka hor ugu baaqeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu gebi ahaanba joojiyo wax… Sii akhri

Mashruuc: Puntland dastuur sax ah oo ay maanta leedahay ma jiro

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa soo gaaray siyaasiyiin uu hoggaaminayo Maxamuud Mashruuc, uuna ku jiro Faarax Cali Shire,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo la kulmay taliyeyaasha Maraykanka iyo Ingiriiska ee Bariga Afrika

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada… Sii akhri

Puntland oo qabatay xubno ajaaniib ah oo ka tirsan Daacish

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa maanta qabtay labo xubnood oo ajaaniib ah oo tirsan… Sii akhri

Puntland oo ciidamo gaynaysa ceelka Holhol

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Dowladda Puntland ee hoggaamiye madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qorsheynaysa in ay ciidamo gayso gobolka Sool, gaar ahaan deegaano ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close