Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Deni oo ciidamo u diray Muqdisho

Ciidamo aad hubaysan oo ka mid ah ilaalada madaxweynaha Puntland ayaa goordhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe, kuwaas oo… Sii akhri

Posted on February 1, 2026February 1, 2026 by Desk

Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

Posted on January 31, 2026January 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Garowe, kaddib safar muddo qaatay oo ugu maqnaa dalalka… Sii akhri

Trump oo ugu hanjabay burcad-badeeda Soomaalida weeraro dhanka cirka ah

Posted on January 31, 2026January 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in qof kasta oo isku daya in uu la wareego markab uu la… Sii akhri

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo ka degay Jigjiga

Posted on January 31, 2026January 31, 2026 by Desk

Madaxweynayaasha Soomaaliy iyo Jabuuti Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta ka degay magaalada Jigjiga ee Dowladd Deegaanka… Sii akhri

Trump oo digniin adag u diray Britain

Posted on January 31, 2026January 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ugu digay dalka Britain in uu xiriir ganacsi la sameysto dalka Shiinaha, taas oo… Sii akhri

Lugatoor: “Xasan inta u hartay wuxuu ka shaqaynayaa in uu burburiyo Puntland”

Posted on January 30, 2026January 30, 2026 by Desk

Madaxweynaha ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh in mudda u harsan uu ka shaqaynayo burburinta… Sii akhri

Soomaaliya iyo Hindiya oo yeeshay wada-hadallo laba geesood ah

Posted on January 30, 2026January 30, 2026 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Hindiya Dr. Subrahmanyam… Sii akhri

Puntland: Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo beeniyay in ay dad biyo la’aan ugu dhinteen Jariiban

Posted on January 30, 2026January 30, 2026 by Desk

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Puntland Maxamed Cabdiqaadir ayaa beeniyay warkii guddoomiyaha gobolka Mudug ee ahaa in 7 qof biyo la’aan ugu… Sii akhri

Maxkamadda Banaadir oo ka laabatay amarkii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe

Posted on January 29, 2026January 29, 2026 by Desk

Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa qoraal ay maanta soo saartay ku baabi’isay amarkii soo qabashada ahaa ee ay hore ugu riday… Sii akhri

DFS oo sheegtay in ay dishay ajaanib ka tirsan Al-shabaab

Posted on January 29, 2026January 29, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay in ka badan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close