Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Gen. Michael Langley oo soo gaaray Muqdisho

Taliyaha ciidamada AFRICOM ee Maraykanka Gen. Michael Langley ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqisho. Taliye Michael Langley iyo safiirka Mareykanka… Sii akhri

Posted on August 29, 2022August 29, 2022 by Desk

20 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

Posted on August 28, 2022August 28, 2022 by Desk

Ilaa 20 qof ayaa ku dhintay tiro oo intaas ka badana waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ka dhacay deegaan… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Tunisia?

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta safarkii ugu horreeyay ee dalka dibadiisa ah uga baxay dalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ballanqaad u sameeyay militeriga ku sugan Beledweyne

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamse Cabdi Barre ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee ku sugan magaalada Beledweyne. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay xubnaha ku mateli doona guddiga dib u eegista dastuurka

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay shanta (5) xubnood ee ku mateli doona guddiga kor… Sii akhri

Villa Somalia oo faahfaahisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Garoowe

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta ku yimid magaalada Garoowe ee xarunta dowladda… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo ka kala degay Garoowe iyo Beledweyne

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa… Sii akhri

Puntland: Xagee ku dambeeyay Kalfadhigii Baarlamaanka, la xisaabtankii Xukuumadda iyo arrintii Garsoorka?

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa fadhi uu yeesho waxaa ugu dambaysay taariikhdu markay ahayd July 30, 2022, markaas Goluhu galay fasaxii xuska… Sii akhri

Somaliland: Xukuumadda Muuse Biixi oo soo saartay qodobo la xiriira doorashada

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland oo shir guddoomiyay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa laga soo saaray lix (6) qodob… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo gaaray Garowe

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close