Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Farmaajo oo ka hadlay doorashada qof iyo cod ee Puntland

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay doorashada cod iyo cod ee goleyaasha deegaanka Puntland oo… Sii akhri

Posted on May 23, 2023May 23, 2023 by Desk

Muxuu yahay Mawqifka Madasha Siyaasadda Puntland ee muranka doorashada golayaasha deegaanka?

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by Desk

Madasha Siyaasadda Puntland ayaa ka digtay in muranka siyaasadeed ee taagan lagu xalliyo gacan kahadal hubaysan iyo dagaal ka dhaca… Sii akhri

President Deni’s Controversial Election Plans in Puntland: A Quest for Power

Posted on May 21, 2023May 21, 2023

The President of Puntland, Said Abdulahi Deni, was elected January 8, 2019 in a process to which all stakeholders agreed.… Sii akhri

Isimada SSC-Khaatumo oo go’aan ka soo saaray khilaafka doorashada Puntland

Posted on May 19, 2023May 19, 2023 by Desk

Isimada SSC-Khaatumo oo galay khilaafka doorashada Puntland ee u dhexeeya Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa go’aan ka soo saaray… Sii akhri

Puntland at a Crossroads: Urgent Calls for Negotiation

Posted on May 18, 2023June 19, 2023

In the past three days, numerous events have unfolded, which, if they persist, could lead to unfavorable outcomes. On May… Sii akhri

Waxaa la yiri: Carruurtu ciyaar, ciyaar bay mulaca dabada uga gooyaan laakiin isaga waa u qurgooyo!

Posted on May 18, 2023May 18, 2023

Ficiltanka rag u dhexeeya, daan-daansiga, kooxaysiga, ciidammo beeleedyada iyo jifo-jifaynta shacabka reer Puntland, rag waxay ka tahay damac iyo isku… Sii akhri

Cawad: Madaxweyne Deni waa in uu caddeeyo halka Puntland u socoto 8 January 2024

Posted on May 17, 2023May 17, 2023 by Desk

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibbada Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa ugu baaqay Madaxweyne Deni in uu caddeeyo halka Puntland… Sii akhri

Puntland oo waaran soo qabasho u jartay siyaasiyiin mucaarad ah

Posted on May 17, 2023May 17, 2023 by Desk

Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa waaran soo qabasho u jartay qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ee ku sugan… Sii akhri

Dagaal ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Garowe

Posted on May 16, 2023May 16, 2023 by Desk

Dagaal goos goos ah ayaa ka socda agagaarka Garowe diyaaradaha Garowe iyo kantaroolka bari, kaas u dhexeeya ciidamo galbinayay agabka… Sii akhri

Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on May 14, 2023May 14, 2023 by Desk

Afar askari oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen qarax caawa fiidkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close