Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!

Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa… Sii akhri

Posted on July 6, 2023July 6, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Shariif Sheekh Axmed

Posted on July 4, 2023July 4, 2023 by Desk

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh… Sii akhri

Teknoolajiyadda iyo Soomaali sidee isula jaan qaadi karaan?

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by Desk

Waxaan arkaa marar badan qof Soomaali ah, dhalin yaro ah, aqoon yahan ah, hadana markay noqoto fahanka iyo adeegsiga internet-ka… Sii akhri

Puntland oo si weyn u xustay 1-da Luulyo

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kaga qayb-galay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Munaasibadda Xuska Sanad Guurada… Sii akhri

Muqdisho: Agaasimeyaal la soo taagay Maxkamad

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay afar eedeysane oo loo haysto kiis musuqmaasuq oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayaal Guud

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 24-ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sameeyay magacaabis

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii qaaday guddoomiyihii gobolka Nugaal Cawil Mataan iyo ku-xigeenadiisii, wuxuuna magacaabay mas’uuliyiin cusub. Madaxweyne… Sii akhri

Agaasime cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee 24-ka… Sii akhri

Magacaabid iyo isku bedel lagu sameeyay taliyayaasha qaybaha Booliska Puntland

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 24-ka… Sii akhri

Af Caytamay Ninkiisuu Ku Yaal

Posted on June 23, 2023June 24, 2023 by Desk

Puntland oo ahayd meelaha Soomaaliya ugu xasiloon uguna horumarsan waxaa ka dhacay iska horimaad hubaysan oo khasaare weyn dhaliyay mood… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close