Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Muqdisho: 52 wado oo qaarkood xirnaayeen 15 sano oo la furay

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo qaarkood 15 sano u… Sii akhri

Posted on October 4, 2025October 4, 2025 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay muranka dhulka Muqdisho

Posted on October 4, 2025December 8, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha muranka dhulka Muqdisho iyo barakicinta, oo dadka… Sii akhri

Caasimadda Garoowe ma goof baa?

Posted on October 4, 2025October 4, 2025

Waxaa mudan in su’aalo la iska weydiiyo arrintan “Dhaqanka Goofka” iyo inay Garoowe ka korto ee Faysal Rooble qoraalkiisa caasimadda… Sii akhri

Al-shabaab oo lagala wareegay Awdheegle

Posted on October 4, 2025October 4, 2025 by Desk

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa kooxda AS kala wareegay deegaanka… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo la wareegay ceelal fariisimo u ahaa Daacish

Posted on October 3, 2025October 3, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraha Calmiskaad ayaa maanta howlgal ka fuliyay ceelasha Buticiso, Dharinta iyo Barakallaah ee togga Baallade,… Sii akhri

Xasan Sheekh: “Kuwa ku shiray Nairobi dan Soomaaliyeed ma wadaan”

Posted on October 3, 2025October 3, 2025 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay shirkii ay Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Puntland, Jubaland… Sii akhri

Maxay Dowladda Federaalka ka tiri shirkii Nairobi ee Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta?

Posted on October 3, 2025October 3, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay shirkii ay magaalada Nairobi ku yeesheen iyo go’aannadii ka soo baxay madaxda Puntland, Jubaland… Sii akhri

Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta oo ku heshiiyay in ay dhistaan Gole iyo qodobo kale

Posted on October 2, 2025October 2, 2025 by Desk

Puntland, Jubaland iyo xubno ka mid ah Madasha Samatabixinta oo maanta shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabis cusub

Posted on October 2, 2025October 2, 2025 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii khamiis laha ahaa ayaa ansixiyey xisaabiyaha guud ee dowladda oo loo… Sii akhri

Safarkii Xasan Sheekh ee Kismaayo oo dib u dhac ku yimid

Posted on October 2, 2025October 2, 2025 by Desk

Wararka ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud jimcaha ku tagi lahaa magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close