This listing has expired.
Dowladda Hoose Garowe
Tixraac: 02/ Mashaariicda JPLG-2019
Gollaha deegaanka ee degmada Garowe.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ……
Dhisme waddooyin iyo dhisme Dugsiyaal Hoose
Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada Garowe waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.
- …Haji Ali Tarmac Road
- …Inji Tarmac Road
- …Tuulo Ooman Primary School
4…Laqlajisle Primary School
5…Abaarey Primary School
6 …Xamur Primary School
Halkan ka soo Rogo Document-ga oo dhamaystiran