Puntland Post oo Hambalyo u diraysa Umadda Muslimiinta munaasabada Ciidul Fidriga

Masuuliyiinta iyo howlwadeenada Warbaahinta Puntland Post waxay hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul Fidriga awgeed u dirayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Umadda Muslimiinta, waxaana leenahay Ciid wanaagsan iyo caafimaad ku ciida.

Waxaana ALLE uga baryaynaa inuu acmaasha bishii barakaysnayd ee Ramadaan, Ciida ciideeda kale Bash-bash, Barwaaqo, Nabad iyo Raynrayn ku gaarsiiyo….Aammiin…..Aammiin….Ammiin.

PUNTLAND POST