Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble ayaa digreeto uu soo saary ku magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Hiiraan, isagoo maamulkii horana xilalkii ka qaaday.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cumar Aadan Ibrahim, halka gudoomiyaha Degmada Beledweyne loo magacaabay Aadan Axmed Xeyfow, sidoo kale Duqa magaalada Beledweyne ayaa loo magacaabay Cali Dhuux Cabdi.
Hoos ka akhriso digreetada iyo Xilka oo dhameystiran

Liban Yuusf
PUNTLAND POST