Bosaso [Puntland Post] Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

CABDIQANI BOOS
PUNTLAND POST