Ahlusunna oo War-saxaafadeed ka soo saartay wada-hadaladii Muqdisho

Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray wada-hadaladii Muqdisho uga socday iyaga iyo maamulka Galmudug ee ay gar-wadeenka ka ahayd dowlada federaalka Soomaaliy.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalku ay ka dalbatay inaysan u tartami karin Ahlusunna madaxda dowlad goboleedka cusub ee la dhisayo, sidoo kalana aysan awood qeybsi lagali karin Kuriga Gudoonka Baarlamaanka, taasna ay u cuntabiweyday Ahlusunna.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka


Liban Yusuf

PUNTLAND POST