Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qiimayn uu sameeyay TV-ga Aljaziira waxaa uu ka midnoqday dadka loogu jecelyahay uguna shacbiyada badan dalkooda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa qiimayntan ka galay Kaaalinta Kowaad isagoo helay %37 codadkii la bixiyay, halka hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar uu helay %37 oo isna galay Kaalinta Labaad, halka Kaalinta Seddexaad uu galay Michael Bennet oo American ah oo helay %16 iyo Kaalinta Afraad oo uu galay Michael T. Flynn oo isna American ah oo helay %10 cod.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ka heysta taageero aad badan.




Daawo Qiimayta Aljaziira