Jadwalka Dooda Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya

Waxaa magaalada Muqdisho hadda ka socota Dooda musharaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya,taas oo ka dhaceysa xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.

Musharixiinta  ayaa loo kala qeybiyey labo qeybood ,ayadoo Dooda  si Toos ah looga daawanayo warbaahinta Soomaalida.

Dooda oo aheyd in la qabto 31 Janaayo ee bishii hore ayaa baaqatay kadib markii ay timid ciladdhanka Internet-ka ah.

Akhriso Jadwalka Dooda

dhanka Internet-ka ah.
PUNTLAND POST