Ankara-(Puntlandpost)-Saakay waxaa la xiray General Abdalla Salim oo la sheegay inuu kamid ahaa ragii Afgambiga la damacsanaa Xukuumadda Erdogan.
Waxaa aad loo hadal-hayyaa Taliyaha Militariga oo wali baaris ay ku socoto waloow goordhow Wasaiirka difaaca uu sheegay in xilka laga qaaday Taliyaha oo baaritaan uu ku socdo…
Taliyaha Badda isagana Maxkamada ayaa looga yeeray xitaa Wasiirka warfaafinta ayaa laga shakisan yahay.
Siyaasiinta dalka turkiga waxa ay ku baaqayaan in Xukuumadda lakala diro iyaga oo dhan.
Kayse muse ali
Puntlandpost
Garowe