Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Siwayn loogu Soo Dhweeyay Magaalaada Bosaaso

Bosaaso(Puntland Post)-Waxaa maanta Magaaladda Boosaaso ee Xarunta G/Bari Puntland lagu soo dhaweyeey Madaxweyihii Hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh maxamed Maxamuud Faroole oo kasoo Kicitimay Magaalada Dubia.

Madaxweynaha ayaa waxaa kusoo dhaweyeey Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso Waxgarad,Aqoonyahano ,Dhalinyaro Ururada haweenka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Boosaaos isago uga mahadceliyeey soo dhaweynta.

Musharax Cabdiraxmaan faroole oo gudha garoonka diyaaradaha boosaso kula hadlay bahda warka fidisa ayaa markale ku celiyay inuu yahay musharax u taaagan jagada madaxweyne nimo eee somaliya.

Cabdiraxmaan faroole ayaa sheegay inuu rajaynayo inay jawi dagan ku dhacdo doorashooyinka lafilayo inay dalka ka dhacaan sanadkan dabayaaqadiisa waxaana uu ilaahay uga baryay dadka soomaliyeed inuu solansiiyo inay xushaan dad wax u gooyn kara.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Codka Faroole.

Daawo Sawiro

faroole16

faroole17

faroole4

faroole3

faroole5

faroole1

faroole2

faroole8

faroole6

faroole13

faroole10

faroole11

faroole9

faroole12

faroole14

Kayse Muse ALi

Puntland Post 

Garowe