Qodobbo Muhim Ah Oo Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Dowlada Puntland

Garowe-(Puntlandpost)-Shirka khamiis laha ah ee golaha xukumada puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka dowlada puntland Eng cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar camay ayaa looga hadlay qodobo badan oo ay ka mid yihiin.

1.Amniga guud ee puntland

2.Udiyaar garowga xuska maalmaha xoriyada iyo qodobo kale

Marka uu soo dhamaaday shirku waxaa laga soo saaray war saxaafadeed ku saabsan qodobadii shirka looga hadlay.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedkii shirka oo dhamaystiran.

23 june War murtiyeed_0001