Gaalkacayo(Puntland Post)- Rag hubaysan oo aan haybtooda illaa iminka la sheegin ayaa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku diley Allaha u naxariistee Cabdillaahi Maxamed Faarax oo ahaa isu-duwihii Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ee Gobalka Mudug.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkan, wuxuuse daba joogaa dilal qorshaysan oo maalmihii danbaba ka dhacaayey Magaalada Gaalkacayo, kaas oo ay u danbaysay Gudoomiyihii haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan.
Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkacayo ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxayna halkaas ka wadaan baaritaano xoogan oo ay ku goobayaan kooxdii dilkan soo maleegtay.
Magaalada Gaalkacayo ayaa ah magaalo u qaybsan Maamulada Puntland iyo Galmudug, waxayna masuuliyiinta Puntland u qaabilsan Gobalka Mudug dhawr jeer ku eedeeyeen Maamulka Galmudug in fal danbiyeedka ka dhaca qaybta Puntland laga soo abaabulo xaafada ay Maamusho Galmudug, walow ay Galmudug arintaa gashaanka u daruurtay.
PUNTLAND POST

ARINTAAN WAXAAD KALE OO AAD RAADISAAN NIN AAN DHEERAYN OO TIMAHA AAD MOODO INUU KALA JEEXDO DHINACA BIDIXDAA, WADA AYEY KEENEEN NINKAAN ASBAABTA HAWADA LOO SOO GALIYEYNA MA OGI, MALINKAS WAXAA JIRTA DAD HAWIYAA RAG IYO DUMAR OO DILALKA PUNTLAND KASHEEKEEYA, DADKAA WAXAY QABIIL LAWADAAGI JIREEN CAYDIID HABAR DIGIR AMA GIDIR.
WAXAA PUNTLAND AYSAN KUGUULAYSAN INAY OGAATO DADKA QAYBTEEDA USOO TILAABA.
WAXAAD JOOJINKARTAAN ISU SOCODKA XAAFADA HAWIYAHA IYO PUNTLAND INAAD MAMNUUC IYO CONTROLL KUSOO ROGTAAN ILAA HAWIYE GACANTA KUSOO DHIGAAN GACAN KUDHIIGYAASHA.
BAARITAAN LAGU SOO ROGO HAWIYAHA PUNTLAND GALKACYO DAGAN IYO INTII SOO GALA, HADDII AAN LA ABUURIN XIISAD JOOGTAA OO CADAW LOOGA HORTAGO, DILALKAAN FOOSHA XUN MAARO LOOMA HELAYO.
GAALKACYO KAKAC FADHIGA, HAWIYE MAAHA DAD DAACAD AH, OO AXDI GALA, MAAHA DAD CADAALAD AH, MAAHA DAD RUNTA YAQAAN, MAAHA DAD SOMALI AH, WAA DADKA SOMALIA CURYAAMIYEY, YAAN LAGA RUMAYSAN WAXAY SHEEGAYAAN.