PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Madaxweyne Silaanyo oo Isbitaalka ku booqday Dad ku wax yeeloobay roobab Mahiigaana oo Hargeysa ka da’ay

Share

Hargeysa(Puntland Post)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa ku booqday tiro dada oo ku wax yeeloobay roobab mahiigaana oo ka da’ay Magaalada Hargeysa iyo qaar kamida Gobalada Somaliland.

Roobabkan oo socdey saacado xiriiri ayaa watey dabaylo xoogan, waxayna geysteen khasaare iskugu jira mid nafeed iyo maal.

Halkan Ka daawo roobabka Hargeysa ka da’ay

https://www.youtube.com/watch?v=2M6U4lIEQDc

PUNTLAND POST

Leave a Reply