Shirkadda Dahabshiil oo dhalinta Soomaaliyeed siinaysa Fursado maalgashi

Shirkadda Dahabshiil oo in mudo ah waday  in ay lacago amaahiso dhalinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay bilaabaan ganacsi, ayaa hadda la arkayaa in barnaamijkaas dad badani ka faa’iidaysteen.

Maamulaha Dahabshil Micro Finance C/raxmaan Cisman Cabdi ayaa Telefeshinka dalka shiinaha CCTV uga waramay arintaas.