Posted on May 18, 2016May 18, 2016 by Desk Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro Cusub Kismaayo-(Puntland Post) Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo siwayn loo sugayey.