Garowe(-Puntland Post)-Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa goordhaweyd soo saaray warqad ay ku qoran yihiin afar xubnood oo kamid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland.
Shalay madaxweyne Gaas ayaa magacaabay shan xubnood iyo xoghaye,waxayna hada noqonayaan sideed xubnood iyo xoghayaha.
Halkan ka akhriso afarta xubnood ee uu magacaabay gudoomiyaha baarlamaanku.

PUNTLAND POST